iskaashi
Himilada la gaadhay: OSF martigelinta hore & dayactirka 2020
Waxaan jeclaan laheyn inaan daqiiqad yar u muujino mahadnaqa aan u jeedinayno qof kasta oo gacan ka geystey daboolida khidmadda 2020 ee loogu talagalay martigelinta & dayactirka diyaarinta AfrikaArXiv ee kaabayaasha cilmiga furan (OSF) ee ay bixiso Xarunta Sayniska Furan